QM oo War kulul ka soo saartay Weerarkii lagu qaaday xarrunta Baarlamanka Somalia

Qaramada Midoobay ayaa si kulul uga falcelisay weerarkii hoobiyayaasha ahaa ee maanta lagu qaaday xarunta Villa Hargeysa xili uu halkaas ka socday kalfadhi ay lahaayeen xubnaha labada aqal ee baarlamanka Somalia. Ugu yaraan todobo qof oo isugu jira shaqaalaha Barlamaanka iyo askar ayaa ku dhaawacmay hoobiya ku soo dhacay barxadda dhismaha Barlamaanka, xilli ay socotay … Continue reading QM oo War kulul ka soo saartay Weerarkii lagu qaaday xarrunta Baarlamanka Somalia